Baarlamanka itoobiya oo ansixiyay Sharciga Dhismaha komishinka Dibuheshiisiinta iyo xaqiiqa raadinta (truth and reconciliation commission)

Komishinkan ayaa ah mid kulamaan kii dhawaan uu baarlamaanku ansixiyay ee xalinta khilaafaadka xuduudadaha iyo cabashooyinka jinsiga laxidhiidha,

Ilaahada macada qaabka shaqo ee komishinkan iyo ilaa heerka uu gaadhidoono iyo meelaha uu xooga saaridoono,

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media