Oromada oo Weeraray Tuulada Salaxaad

Oromada oo Weeraray Tuulada Salaxaad

Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Erer ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen tuulada Salaxaad iyo dhawaac u geysteen ad shacab ah.

Qar kamid dadka degaanka ayaa Halgan Media u sheegay inay maleeyshiyaadka Oromada kaso gudbeen xaduudka u dhaxeeyso Ogadenia iyo gobolka Oromada, kadib ay weerar xoggan kuso Qadeen dad xoolo dhaqato oo aan waxba galabsanin.

Hal wiil oo dhalinyaro ayaa Ku dhawaacmay weerarka. Wiilkan magaciisa waxa la sheegay inuu yahaay Ibrahim Cabdi. Siikastaba ha ahaatee waxaan ilaahay ka baryay inuu kala qaboojiyo dhiiga daadanaayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

About The Author