Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo dulaan ku joogo Soomaaliya ayaa xalay weerar lama filan kala kulmay dagaalyahono katirsan ururka hubeysan ee xarakada Al-Shabaab.

Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal culus xalay ku qaaday saldhig oo ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiim degmada Bardaale ee gobolka Bay, taas oo keentay in hal mar uu wada qabsaday hoobiyo aan kala go’ laheyn, lana begsaday saldhiga ciidamada Itoobiya.

Ciidamada Itoobiya ayaa laga xoreeyay dalka 2009kii markii ay Soomaaliya kuso duleen dabaqadyadii 2006kii, iyadoo dulaankas hogaminayo dowlada Mareykanka.

Haase yeeshe Ciidamada Itoobiyanka ayaa dib uso galey Soomaaliya 2011kk kadib codsi ka yimid dowlada ku meel garka oo hogaminyay Sharif Sheekh Axmed, waxayna si rasmiga ku biran isbaheysiga AMISOM 2013kii kadib markii oo ogalaaday Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada Itoobiya oo mar kale xog kuso galay wadanka 2011kii ayaa ila hada weli joogo wadanka, iyagoo oo xog ku heysto magaaloyin iyo degmooyin waa weyn, marki laga bilaabo gobolka Hiiraan ila gobolka Gedo.

Halgan Media