Wararka naga soo gadhaay gudaha Soomaaliya gar ahaan gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in howlgal ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland gaar ahaan kuwa Miina-Baarka ay fashiliyeen Miino lagu aasay deegaano ka tirsan gobolkaas.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaas laga sameeyay inta u dahxeysa deegaanada Yoontooy iyo Dalcada Lug-low,isla markaana ay Ciidamadu soo saareen Miino lagau duugay wadada dhexdeeda.
Sidoo kale Saraakiishu waxa ay sheegeen in Miinada ay Goobta ku aaseen Al-Shabaab,isla markaan aay doonayeen in ay Bulshada ku dhibaateeyaan sida ay hadalka u dhigeen.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.