Wararka ka imaanaya Ismaamulka Shucuubta Koonfured gaar ahaan degmada Ambo ayaa ku waramaya in maata toogasho loogu geestay 4 Qof oo Shacab ah halkaasi.

Wararka ayaa intaasi ku Daraya in labada kamid dadka la dilay ay yihiin nin iyo naag isqaabo, isla markaana Ragii dilkaasi Geystay ay isga Baxsadeen Halkaasi.

Qar kamid dadka degaanka ayaa xaqiijiyay Falkani Dilka ah ee loo geestay dadka shacabka, kuwaas oo tilmaamay in  aysan garanayn sababta ka dambeysa dilkaasi.  intaba walow ay ka gaabsadeen in aan Codkooda u adeegsano Qalabka warbaahinta Sababo Amni awgeed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.