Waraka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia har ahaan gobolka Nogob ayaa sheegaya inay ciidamada gumeysiga itoobiya ee kucaan baxay dulmiga iyo dabar jabka dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia, ee magalaada Fiiq katirsan gobolka kuxidheen Aw Maxamed Haadi.

Duqan ayaa xalay ciidamada gumeysiga itoobiya gurigiisa lagala baxeen, markaas duqa aya lageeyay xabsiga weyn ee gobolka Nogob.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.