Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen hub iyo Rasaas isoogu jira.

Hubkan ayaa sida lasheegay waxaa lagu qabtay degmada Metema ee gobolka Amharada iyo laga keenay dalka Sudan waxana Itoobiya lagasoo galiyay dhinaca xaduudka udheexeyo gobolke Amharada iyo dalka Sudan.

Ugu yaraan 4,992 Bistoolad ayaa la qabtaay siidi ay sheegen idacaada FANA ay leyihiin xukuumada gumaysiga Itoobiya. .

Ma ah markii koobaad ee Hub noocan oo kale ah lagu qabtay gudaha Itoobiya, waxaana siibadan haya hubka noocyadiisa kala duwan ee Itoobiya lagusoo daabulayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.