War deg deg ah oo lagu shaaciyay shabakada FANABC ayaa sheegaya inay koox hubayson weerare shacb ku dhaqaan degmada Chilga Warega katirsan gobolka Gondar ee ismaamulka Amharada.

Ugu yaraan hal qof ayaa la dilay iyo sideeed (8) kale ayaa dhawaac gadhaay. Warbahiinta xukuumada gumaysiga Itoobiya loo yaqaano FANBC waxaay sii sheegen in 30 guri la gubay iyo 50 kale la boobay.

Wararku waxay intaas ku dareen in Booliska Federalka ay raadinayan 49 qof kula duwan oo lug ku leh weerarka ka dhacay degmada Chilga Warega.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.