In ka badan 50 Qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taallo galbeedka Itoobiya gar ahaan Ismaamulka Benshangul, kaddib marki ay weerar soo qaadeen rag hubeysnaa oo xirnaa dharka ciidamada Militariga siidi ay sheegan Wakalada Reuters.

Ragga hubeysan inta ay weerarka geysan ka hor waxay isku hareeyeen tuulada iyaga markaa kaddib guri kasta galay oo laayey dadki ku ku noolaa tuulada Metekal ee ismamuulka Benshangul.

Weerarka dhacay ayaa lala beegsaday dad ka soo jeeda Qomiyada Benshangul ee deegaankaasi ku nool. Sidoo kale Dadka la laayey waxaa loo adeegsado qoryo iyo baangado ay dableeyda dadka ku googooynayeen siidi hogganka nabad geliyada u qabilsan Ismaamulka Benshangul, Abera Bayeta uu xaqijiyaay Wakalada Reuters.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.