Lix qof aya lagu dilay Gobalka Benishangul-Gumuz halkaa oo ay rabshado hadheeyeen baryahan ba. Sida wararku ay shegayan waxa kale oo uu dagaalku sababay ilaa 50 Qoysas inay guryahooda ka bara kacaan Halka dagaalo Cusub ay ka bilowdeen dagmada Tepi ee Gobalka Sheka kaas oo sababay dhimasho gaaraysa ilaa 48 qof tan iyo intii ay bilowdeen rabshadahan dagaalada wata.
Rabshadaha ka taagan Gobolada Binishangul iyo Oromia aya bilowday kadib markii Madax kamid Gobalka Binishangul lagu dilay Gobalka Oromia. Madaxda ladilay aya la shegay in la dilay xili ay kaso laabanayeen kulan ay la qaaten dhigooda ee Gobalka Oromada.
Rabshadahan kasocda Galbeedka itoobiya aya sii kor dhaya Halka Abiy Ahmed uunan arimaha Ka hadlin wali waxbana ka Qabanin.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.