Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Fafaan ayaa sheegaya in tuulada Orda oo waxyar ujirta degaanka Jinacsani dagaal kadhacay kadib markii ay maleeyshiyaad Oromo weraar ku qadeen shacab Somaliyeed oo waxba galabsaniin.

Laba qof oo kala ah Axmed Cabdiqani iyo Xassan Yusuf Axmed ayaa dhintay markii ay maleeyshiyaad Oromo weraar ku qadeen. Biryahaan dililka  oo nucaan wuu kusi kordhay xaduudka Ogadenia iyo mamuulka Oromada.

Waxaan ilahay baryayna inuu labada marxuum Janatul firdows siiyo iyo eheelkoda sabr waafajiyo. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

Halgan Media.