Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo ah magaalada ku taala galbeed Ogaadeniya, diridhaba ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya soomaalida iyo Qomiyadaha kale oo sii sharci darro ku degan magalaada Soomaaliyeed ee Diridhaba.

ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay inay xalay 5 sac habeenimo ay Oromada iyo Axmaraada weeraren Somalida kudhaqaan xafaada Sheekh Xabib ee magalaada Dirdhaba ayaga oo isticmaalayo baangado iyo budhadh.

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana luuq yada magaalada is eryan hayaa dhalin yaro somaaliyeed oo isdifaacaya iyo koox kamida Oromada iyo Axmaraada oo hubaysan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.