Ururka loo yaqaano National Movement of Amhara (NMA) ayaa sii adag u cambaareysay sida sharcidarada ah ee dowlada Federalka Itoobiya ay burbuuriyen Guryo ay leyihiin dad rayiid oo kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada.
Ugu yaraan laba boqool guryo ay leyihiin Qoysas dhan yar oo kasoo jeedo qomiyada Axmaraada ayaa duleedka magalaada Addis Ababa lagu burbuuriyay siidi ay sheegan ururka Axmaraada ee NMA.
Ururka Axmaraada NMA ayaa ku eedeyay ururka OPDO oo xukuumada Gumaysiga itoobiya gacaanta ku haayo inay begsanayaan shacabka kasoo jeedo qomiyada Axmaraada oo waxba galabsanin. Mudada udhambayaay khilaaf xoogan ayaa udheexayay qomiyada Axmaraada iyo qomiyada Oromada.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.