Wararka nagaa soo garaay gobolka Qorahay ayaa sheegaya in mamuul cusub loo dhisay centerka Lascannod oo katirsan degmada Shilaabo ee gobolkaasi.

Qar kamid dadka degaanka oo la hadlay idacaada Halgan Media ayaa sheegay in mamuulka sii gar ah loo dhisay beelaha ka dhaqaan centerka Lascanood oo hoos timaado degmada Shilaabo.

Sidoo kale waxa la sheegay in guddomiye cusub loo magacabi dooni centerka Lascanood hal isbuc kadib.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.