War aad logu kalson yahay ayaa sheegaya in ciidamada ONLF ay maanta tageen magalaada Birqood ee gobolka Jarar. Sida ay wararku shegayan, ciidamada ONLF ayaa shacabka ugu qudbeeyey magalaada Birdqod dhexdeeda.

Isbuucyadii laso dhafay waxaay ciidamada JWXO/ONLF dadaalo abaabul oo aad ubadan ka wadeen magaaloyimka kala duwan ee dalka Ogadenia, halkas oo ay shacabks kula hadlayeen.

Birqod waxaay kamid tahay magaaloyinka loogu soo dhaweeyay ciidanaka ONLF, waxaana shacabka iyo dhalinyaraduba ay si marxabo ah usoo dhaweeyeen ciidanka JWXO.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.