Sawiro Cusub oo ay Halgan Media ka heshay xerada barakacyasha ee Qaloji, taas oo kutaala duleedka magalaada Jigjia. Xerada Qaloji waxaa kunool kumanaan shacab Somali ah oo ay Oromada kaso barakicisay meelahay degnaayeen.

Shacabka soo baray kacay ayaa wax caawimad ah helin ila hada. Sawirada ay Halgan Media heshay waa kuwa hoos idinka muuqada.