Shaqadda kaliyah ee Sirdoonka NISA ay qaban doonto inta uu joogo Mahad Salad waa faafiinta warbixino aanan jirin oo uu isaga isku buun buunin doono, isla warbixinadaas madaxweynaha loogu dhigi doono waxqabadka NISA.

Waxqabadka NISA kala soco:

Macruf Xaaji, Mohamed Deeyoow, Ali Adan Muumin, SNTV, SONA

Hadi aad Hassan Shiqoow shaqa sirdoon u baahan tahay maadan ka dhigeen shaqsigii sirta laga ilaalin lahaa

Bal waydi beesha calamka xirirka ka dhaxeeya Mahad Salaad iyo Mahad Karataay inta aadan ku aamin sirta iyo amniga qaranka, madaam aysan jirin cid kale oo la aamini kara hada.

Waxa hubaal ah in mardhaw Madaxtooyo ama xafiska wasirka koowad la isagu soo gali doono hadaanan la is xisaabinin

Wabilahi Towfiq