Shirkii ugu horeeyey ee Jabhada ARDUF aya Manta lagu qabtay magalada Brussels ee dalka Belgium Ka, Shirkan aya waxa kaso Qayb galay Qurba joog badan oo kaso jeeda Gobalka Canfarta. Shirkan aya waxa loogaga hadlay danaha dadka Canfarta ee kunool dalka Ethiopia.

Jabhada ARDUF aya ku eedaysay maamulka Gobalka Canfarta in ay TPLF wali ushaqeeyan kuna shaqeeyan rabitanka TPLF ee ayna ku shaqaynin rabitanka Shacabka Canfarta waxa kale oo ay ku eedeeyen Danbiyo Ka dhan ah Xuquuqul insaankana ka iyo Musuq maasug baahsan.

Gobalka Canfarta ee dalka Ethiopia aya waxa baryahan ba hareeyey Mudaharad badan kuwaas oo lagu doonayo isbadal lagu sameeyo maamulka sare ee gobalka Canfarta iyo waliba sidii lagu joojin laha Musuqan hareeyey gobalka Canfarta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.