Warar lagu kalson yahay aya shegaya in dagaal culus uu Ka socda Galbeedka Itoobiya gaar ahaan Xuduuda Benshangul iyo Oromada.

Dagaalkan aya bilowday kadib Markay ciidamada Benshangul ay agagaarka magaalada Nekemette kudileen 3 nin oo katirsan Booliska Oromada, waxa kale oo ay gubeen guryo kuyaala tuulada Ukke oo 30 Km ujirta magalaada Nekemete.

Shacabka aya goobta dagaalka uu Ka socdo Ka barakacay kadib marku dagaalku meel xun gaaray.  Mudaharaad badan aya iyana hareeyey Gobalka Wollege kuwaas oo sababay in goobaha ganacsiga iyo School lada ba laxiro.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.