Wasaraada ariimaha dibaada ee dalka Turkiga ayaa ka codsaday Imaraadka Caraabta ina joojiyan farageelinta ay ku hayaan dalaalka Muslimiinka ku yallo Bariga Dhexe iyo Afrika.

Turkiga ayaa sheegtay degnasho laanta ka jirto dalaalka Libya, Suuriya, Yemen iyo Geeska Afrika inay lug weyn ku ledahay imaraadka siida ay wararka u dhigeen idacaada Andulus oo ka hadasho afkda downlada Turkiga.

Siido kale wasaarada arrimaha dibaada Turkiga ayaa sii toos ah ku eedyay Imaraadka inay tageeran Jabhada go’iini isutaga oo ka howlgallo koonfurta dalka Yemen iyo xitta Al Shabaab siida ay hadalka u dhigeen idacaada Andulus.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.