Raysal Wasaraha gumeysiga Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta maamulada dalkaasi inay wax ka qabtaan rabshadaha u dhexeeya qowmiyadaha qaar.

Kumanaan kun oo qof ayaa ku barakacay rabshado dhexmaray qabaa’iilka qaar ee Itoobiya wada dego.

Raysal Wasaraha gumeysiga Itoobiya ayaa difaacay isbadallada socda oo ay kamid yihiin furfurnaanta siyaasadda iyo soo afjaridda colaaddii xadka ee kala dhexeeysay dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.