Xisbiga haya talada gumeysiga Itoobiya ee magaciisa loo soo gaabiyo EPRDF, ayaa shalay shirweyne uga furmo magaalada Hawaasa.

Shirweynahan oo labadii sano iyo barkiiba uu xisbigan yeesho ayaa waxaa ka soo qeybgalaya boqolaal xubnood oo xisbigaasi ka tirsan. Kulankan oo ah midkii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka qabtay Ra’iisul Wasaare Abey Axmed waxaa la filayaa in diiradda lagu saari doono waxyaabo dan u ah dalkaasi.

Xogta aan kaheleyno shirka EPRDF wuxuu sheegaya in isfahaan iyo buuq kaso bahday kadib markii ay afarta xisbi katirsan EPRDF isqabsadeen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.