Dalka Itoobiya ayaa waxa ka jira walwal badan oo ka dhashay hub fara badan oo qaar ka mida qoowmiyadaha Itoobiya ku nool ay ururusanayaan.

Sida ay sheegayaan wararaka ka imaanaya ismamuulka Axmaraada, ciidamada amaanka ka howl gallo gobolka Gonder ayaa gacaanta kuso dhigeen  boqoolal bistoladood iyo rasaas.

Warkaan oo laga soo xigtay Idacaada Ethiopian News Agency oo Ku hadasho afka Dowlada Federalka Itoobiya ayaa sheegtay inuu hubka ka yimid dalka Sudan, wuxuuna usocday magalaada Addis Ababa, waxana la qabtay laba ruux oo sarnaay gariiga siidi ay wararka u dhigeen.

Waqtiyadii ugu dambeyayawaxaa dalka Itoobiya waxaa  socday hub aruursi u dhaxeeyo qomiyadaha kala duwaan ku hoos nool Gumaysiga Itoobiya madaam u dalka ku jiro xaalad aan la sadaalin kaarin.

Hoos ka daawo Sawiirada