Gumeysiga Itoobiya ayaa Musafe Cumar u magacowday wakiilka gumeyisiga u qabilsan Ogadenia ku meel gaadha kaas oo maamuli doonaa dalka Ogadenia ee Itoobiya haysato.

Magacaabista Mustafa Cumar ayaa imanayaa xilli ay Ogadenia ku jirta xukun deg deg ah iyo guud ahaanba cuuna qabateen saraan Iyo Isgaarsiinta ka maqaan. Magacaabista Mustafe wuxuu la simaan yahay markii Maraykanku sii xoog ku galay Ciraaq uuna u soo magacaabay Nuuri Al-Maliki.

Jahwareer siyasaaded iyo welwel baa hayo shacabka Somalida Ogadenia kadib markii ay xisbiga OPDO, ku dhawaaqen inay Mustafa u magacabaan wakiilka gumeysiga u qabilsan Ogadenia. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.