Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa waxay sheegayaan in dad shacab ah oo tiradooda naloo sheegay 38 lagu xidhay magalaada Jigjiga ee gobolka Fafaan.

Dadkan shacabka ayaa waxaan helay qaar kamida magacyadooda waxaana kamid ah.

  • Cabdinasir Ahmed
  • Khaalid Maxamed
  • Mubarak Farah
  • Hodan Cabdullahi
  • Ayaan Ahmed Cabdi
  • Maxamed Ibrahim

Dadkan shacabka ah ayaa la xidhay kadib markii ay kuso banaanbaxen xukuumada Mustafa Cagjar kadib markii sii sharci darro ay mamuulka Mustafa Cagjar xiran guddomiyaha Degmada Tuliguuleed Maxamed Khalif iyo labo kaba qabil oo kasoo jeedo degmada Tuliguuleed.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.