Wararka nagasoo gaadhaya degmada Imaay ee gobolka Shabeele ayaa sheegaya labo qoof lagu xidhay degmada, kuwaasi oo ay ciidamada gumeysiga itoobiya jidh dil ugaysteen.

Halgan Media Waxaay heshaay magacyaada dadka laxidhay. Ciidanka gumeysiga itoobiya waxaay xabsiga utaxaabeen Cabdi Casis Salad iyo Tamaan Maxamed.

Warkan iyo wixi kaso kordho kalasoco Halgan Media.