Qoysays ayaa ka cabanaya dhul boob lagu hayo dhul ay ku leeyihiin gobolka Gojam ee Ismaamulka Axmaraada, ariintan wuxuu keenay inuu Banaanbaxyo xoogan ka dhacay gobolka.

Dadka degaanka oo sheegay in dhulka ay dhaxal ahaan uga tageen waalidkooda ayaa tibaaxaya in dhulkooda ay dhacayaan shaqsiyaad adeegsanaya shaarka dowlada, kuwaasi oo ay codsadeen in laga qabto.

Madaxda ugu sareysa Ismaamulka Axmaraada iyo dowlada Federalka weli kama hadlin Banaanbaxyada oo maanta dhacay. Shacabka ku dhaqaan degmada ayaa ka coosaday inay dowlada Federalka iyo ismamuulka Axmaraada in ay soo farageliyaan kiiskooda.

Hoos ka Daawo Sawiirada

 

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.