Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska oo Dhaq Dhaqaaqyo Ka Wada Wardheer

Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska oo Dhaq Dhaqaaqyo Ka Wada Wardheer

Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ayaa maanta dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay Magalaada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo.

Ciidamadani oo aad u badan ayaa lagu arkayay xaafado ka tirsan Wardheer, iyagoona fariisimo cusub ka sameystay qeybo ka mid ah magaaladaasi.

Saraakiil ka tirsan Liyuu Booliska oo aan la xariirnay ayaa sheegay in Ciidamadaasi ay ka qeyb qaadaan doonaan xaqiijinta amniga kadib markii laba beelo Ku dagalaamen magalaada Shalay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.

About The Author