Warar lagu kalson yahay aya sheegaya inu dagaal ka qarxay dalka Ogadenia gaar ahan magalada Dhirdaba ee xarunta Shiniile

Dad Shacab ah oon ay Halgan Media Xiriir la samaysay aya waxay noo sheegen inay Dad Oromo ah iyo Maleeyshiyaadka Oromada oo isla socda ay dagaal kuso qaadeen shacabka Somalida ah ee ku dhaqan magalada Dhirdaba. Waxa kalo na loo xaqiijiyey in dilal jiran Halka Cirka lagu arkayey Qiiq is xiray oo hawada qariyey. wali ma Cada khasaaraha Mesha ka dhashay dhimasho iyo dhaawac ba.

Bishan August gudaheeda wa markii labaad ee ay Oromo da iyo Malitary goodu dagaal kuso qaadeen magalada Dhirdaba. Dawlada Faderal ka uu hogaminayo Abiye Ahmed iyo Maamulka Gobalka Oromo da midna ilaa Hada talaabo ku aadan arintan maynan qaadin sidii lagu bad baadin laha dhiiga daadanaya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.