Xogta ay heshay Halgan Media ayaa sheegaya inuu guddomiyaha cusub loo magacaabay gobolka Doolo Cadullahi Muxumed Cabdille safaar aan la shacaniin u qataay magalaada Garowe ee dalka Soomaaliya

Guddomiyaha Cabdullahi Muxumed Cabdille ayaa la sheegay inuu la kulmay qar kamid sarakiisha ciidamada Puntland iyo qar kamid xildhibaano katirsan mamuulka. Weli lama huno hadi uu guddomiyaha gobolka Doolo sii toos la kulmay maddweynaha Mamuulka Puntland Cabdullahi Deni

Boqoosgada oo guddomiyaha gobolka Doolo ku tagaay dalka Soomaaliya gar ahaan mamuulka Puntland ayaa imaanayo hal Bil kadib markii oo madaxweynaha Puntland la boqoosha rasmi ku tagaay dalka Itoobiya, iyadana kulan la Qataay madaxweynaha Ismaamulka Shimelis Abdissa

Weli lama ogow hadi ay Dowlada Federalka Itoobiya ama mamuulka Somali Galbeed fasaxeen guddomiyaha gobolka Doolo inuu Soomaaliya safaar u Qaato.

Hoos Ka Daawo Sawiirka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.