Wararka naga soo gadhaya Waqooyiga Itoobiya gar ahaan ismamuulka Axmarada ayaa sheegaya inuu kooxo hubeysan jidka u galeen ciidamaada Booliska u qabilsan degmada Chilga ee gobolka Gonder

Waxaay weerarka ku wax yellay askar badaan oo aan weli la shacaniin siida kale waxa la huba inuu weerarka ku dhiintay uga yaraan 6 qof oo shacab ah oo sarnaay gadhi rakaab ayaga oo dhex maraayo goobta oo weerarka ka dhacay siidi ay sheegan idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA) oo ka howl gallo Ismaamulka Axmaraada

Kooxda weerarka fuliyay ayaa la sheegay inay goobta ka baxsadeen, Sidoo kale ciidna maa sheegin masuuliyada weerarka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.