Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka kasoo jeedo Gobolka Canfaarta ay kasoo gudbeen iyo weerary shacbka Somalida kudhaqaan xaduudka udheexeyo Ogadenia Iyo Gobolka Canfaarta gar ahaan degmooyinka Cadayti, Garbo Isse iyo Cundhuufo.

Ugu yaraan dagaalka waxa ku dhintay shan qof oo Somali ah iyo waxa badaan aan weli tiro kob loo heliin. Halgan Media waxaay heshay qar kamid dadka la dilay iyo waxaa kamid ah

  • Buux Dharaar Cabsiiye
  • Axmad Cawleed
  • Khayrre Ciye
  • Muuse Ceeleeye
  • Ina Casoowe Bildhiq

Dagaaladan wuxuu sii xoggaystay kadib markii mamuul kusheega hore ee dhigya cabka Cabdi Iley oo sedax degaan u wareejiyay Gobolka Canfaarta sidoo kale weli ma jiro wax gurmad ah oo garaay dadka dhibaataysan ee Ree Shiniile.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.