Hogganka sare katirsan Jabhada Amharada loo yaqaano Ginbot 7 ayaa maanta sheegay in jabhada kala duwaan ama ururada hubaysan oo gudaha itoobiya kusugaan oo diidaan inay hubka dhigaan waxaay dalka gelinayaan halis.

Hadalkan kaso baxaay Andargachew Tsege oo hoggamiya sare katirsan Jabhada Amharada ayaa imaaday xiili oo colaad xoggan ka dhexeeyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo gumaysiga Itoobiya iyo Jabhada Oromada (OLF) oo isku khilaafsan ariimaha kusabsan hub dhiigista. 

Sidoo kale Andargachew Tsege wuxuu sii sheegay 300 ciidamo katirsan Jabhada Ginbot 7 ayaa hubka laga dhiigay kadib markii ay kasoo labteen dalka Eritrea iyo in 500 boqool kale ciidamo katirsan Jabhada Ginbot 7 oo kusugaan gobolka Amharada hubka laga dhiigay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.