Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus ayaa kusi fidaya guud ahaanba gobolada dalka, taas oo keentay in ay dad badan xanuunsadan iyadoo tiro ka badana ay u dhimanayaan cudurka.

Macluumad naga soo gaaray magalooyinka kala ah Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sheegaya in dad badan usoo ritay cudurka, taas oo si xowli ugu socdo magalada iyadoo dadka u badan oo qabo cudurka aysan u diwaangashnen dowlada dhexe, halka qaar kamid ah ay qarinayaan in uu cudurka haleelay.

La yaab ayey ku noqotay dad badan kadib markii si Deg deg ah uu cudurka ugu faafay dalka, halkii uu sanaadki hore ee 2020 markii u cudurka ku faafay caalamka uu wax sameeyn haba yaraato ku laheyn bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka.

Halgan Media.