Wararka nagasoo gadhaay gobolka Doolo ayaa sheegaya in Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska oo hawlgalo ka wada Qabaleeyasha koonfurta degmada Galaadi.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaq dhaqaaqyadan ay saameyn ku yeesheen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi. Qar kamid dadka degaanka ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ayay Qoriyihi ka Qadee shakhsiyaad hubaysan oo maleeyshiyaadka Liyuu Booliska la kulmeen.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaq dhaqaaqyadan ay saameyn ku yeesheen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.