Wararka naga soo gaadhaya Ismaamulka Axmaraada ayaa waxay sheegayaan in dagaal uu ka socdo gobolkaasi oo ay ku barakaceen in ka badan 80,000 oo qof kuwaasi ka cararay dagaalada iyo degnahso la’aanta kasocdo deganaada kala duwaan ee ismamuulka Axmaraad siidi ay sheegan warbahiinta Amhara Mass Media Agency (AMMA)

Goobaha ay dadku aadka uga barakaceen ayaa waxaa kamid ah Koonfurta gobolka Gonder iyo gar ahaan magalaada Bahar Dar. Weli lama ogow ciidi oo Dagaaladan hurinaya, waxaana dagaaalo badan oo noocan oo kale ahi ka socdaan xaduudka udheexeyo Ogadeniya Iyo Ismaamulka Oromada, iyo xaduudka udheexeyo gobolka Oromada iyo shucuubta koonfureed.

Masuuliyinta katirsan Ismaamulka Axmaraada ayaa Dowlada Itoobiya ku baaqeen in gar gaar deg deg ah lala soo gaadho dadkan shacabka ah ee ku barakacay dagaalada ka socda gobolka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.