Sarakiil oo ku jiray dowlada Dergiiga oo hoggaminayay Dhigya Cabka Mengistu Haile Meriam ayaa maxkamad lagu soo taagay maanta dalka Mareykaanka, isaga oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo kala duwan.

 Nigussie Mergia waxaa lagu eedeeyay inuu xasuuqay shacab badan xiliigi Dergiige sannadihii 1970yadii, markaas oo uu dhacay dilkii dhiigga badan ku daatay ee loo bixiyay “Red Terror”.

Ninkan 58 jirka ah ayaa sidoo kale lagu eedeeyay jir dil, si banii’aadannimo ka baxsan ula dhaqmid, kuwaas oo ay ka mid yihiin, lugaha iyo gacmaha ka xirxirid, meel sare ka soo laalaadin iyo in dadka oo aan kabo qabin cagaha laga garaacay.

Maxakamad loo haysto waxa yimiid kadib markii ay dowlada Mareykaan ogadaay inuu Nigussie Mergia dalka Mareykaan ku joogo sharci been iyo inuu qariyay waxyabaha siidi Xasuuqda iyo tacadiyada oo geystaay dadka rayidka xiliigi oo ku jiray dowlada Dergiiga.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.