Wararka nagasoo gadhaay dalka Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada weerar xoggan kusoo degmada Ma’aayso.

Goobjoog kusugaan gobta dagaalka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media usheegay inay maleeyshiyaadka Oromada kasoo gudbeen xaduudka udheexeyo Gobolka Oromada iyo Ogadenia, kadib bilabeen inay xabad kufuraan shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Shacabka Soomaaliyeed kudhaqaan degmada Ma’aayso ayaa iska ceeliyeen Maleeyshiyaadka Oromada iyo dagaalka kudileen ugu yaraan laba Oromo oo kamid maleeyshiyaadka weeraray degmada Ma’aayso.

Sidoo kale markii oo dagaalka dhamaaday, waxaa degmada Ma’aayso garaay ciidamada Gumaysiga Itoobiya siidi ay qataan meydadka Oromada oo caawa dagaalka lagu.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.