Wararka nagasoo garaay dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca kaqaadey in uu wakiilka UN-ka u gudbiyey cabasho ka dhan ah Itoobiya oo ku aadan webbiga Shabelle.
Wada hadalo ay hormuud ka tahay dowladda federaalka ayuu xusay in uu u soo jeediyey wakiilka in ay Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxeyso qaban-qaabiso
Webbiga Shabelle oo gobolada uu dalka ka maro ay kamid yihiin degaanada HirShabelle ayaa waxaa dhibaato ku qaba shacabka maadaama xiliyadda qaarkood ay Itoobiya joojiso biyaha ka yimaada webbigaasi.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.