Wararka naga soo garaaya magalaada Jigjiga ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu xalay rasaas laga maqlay qabya kamid magalaadaasi.

Xafada Ableelaha ila Hotel Xamda iyo wadada halbawlaha ah ee lamida dhex marta magalaada ayuu xabada ka dhacay siida ay sheegan goobjoogyal oo la hadlay Halgan Media.

Lama garanayo sababta lakiin dad dhalinyaro ah oo banaan baxaaya ayay iska hor yimaadeen ciidanka amaanka.

Rasaasta xalay la maqlay ayaana ku soo aadeysa iyadoo Xaalada degaanka ay tahay mid cakiran.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.