Wararka nagasoo gadhaay caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya inay Booliska Federalka howlgallo ka fuliyeen magalaada Addis Ababa iyo xiran 105 Ganaacsato.

Warabahiinta FANA oo ku hadasha afka xukuumada Gumaysiga itoobiya ayaa sheegay in Ganaacsatada la xiray kadib markii ay diiden inay bixiyaan canshuurta Dowlada ka rabtaay.

Sidoo kale Wararka Wakaalada FANA ayaa sii sheegtay inay dowlada Federalka tilaabo ka Qaadi doonan ciid walba oo diido inay canshuur bihiyaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.