Wargayska Caanka ah ee Newyork times ayaa warbixin dheer ka qoray guushii taarikhiga ahayd ee ay ciidamada soomalidu ku qabsadeen magaalada Jigjiga ee dhulka Somali Galbeed si ay uga xoreeyaan ciidamadii gumaysiga Itoobiya.

43 sano kahor maanta oo kale ayay ciidamadii Soomaaliya Jigjiga ka qabsadeen ciidanka Itoobiya, waxaana qabasashada Jigjiga ku timid dhiig farabadan oo daatay.

Sawir : New York Times September 29 1977

Wargays kaso baxa dalka Mareykanka aya qoray warkan sanadkii 1977 iyago Cadaynaya in Dagaalkii Jigjiga lagu xoreeyey uu ahaa midkii ugu adkaa ee dagaalkii loo yaqanay Ogaden war ee 1977 dhacay.

Hoos Ka Akhriso 

JIJIGA, Ethiopia, Sept. 29 — Somali forces fully control this strategically important town and a vital mountain pass nearby that cuts through the Kara Marda range into the central highlands of Ethiopia.

Despite vigorous claims by Addis Ababa that the strategic gateway is still in Ethiopian hands, and that a critical battle is raging here, the only signs of an Ethiopian presence are the millions of dollars worth of American‐supplied tanks, military vehicles and ammunition the Ethiopians left behind in an apparently panicky retreat into the mountains.

For the Somalis, the capture of Jijiga is the most significant prize in the nine weeks of war in the Ogaden, the Somalipopulated region of eastern Ethiopia claimed by Mogadishu.

Halgan Media