Ciidamada Dowlada Itoobiya ayaa dad shacab ku layaay Masaajid Ku tallo gobolka Arsi ee Ismaamulka Oromada siida ay sheegan hayada Ethiopian Human Rights Commission (EHRC)

Dilalka u horeeya ayaa loo geystay Kiyar Taaju xili u ku tukaanayay Masaajid ku tallo magalaada Shashame siida ay sheegan hayada EHRC.

Dhinaca kale, Sheekh Umar Xawiil oo imaam ka ahay masaajid Ku tallo degaanka Asasa ee galbeedka gobolka Arsi ayaa la dilay xili u gurigiisa la joogay xaskiisa, siida ay hadalka u dhigeen hayada EHRC.

Xukuumada Aby Ahmed ayaa marar badan lagu eedeyay tacadiyo kadhanka ah bini’aadanimada, iyadoo aad loga naxay dilaalka loo geystay Wadadaka Iyo xaskiisa.

Halgan Media.