Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa lakulmay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Kulanka ayaa xalay ka dhacay magalada Asmara ee dalka Eritrea. Waxuna shegay Gudomiyaha in uu raligalin ka bixiyay madaxwaynuhu dhibistii Cabdikareem Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) iyo eedayntii xukumada Khayre ku edaysay ururka ONLF inay gacan saar laledahay argagxisada.

Kulankan ayaa ah mid taarikhi ah wana kulankii ugu horeyay ee madaxwaynaha Soomaaliya la kulmo ururka ONLF taniyo burburkii dawladii dhexe ee Soomaaliya. Sidoo kale Farmaajo ayaa noqonaya madaxwaynihii ugu horeyay ee dhiba xubno katirsan Jabhada gobonimo doonka ah ee la dagalanta gumaysiga itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.