Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in qalaasihi dib uga bilaamay magalaada Dirdaba.
Shacab Somaliyeed ayaa ku go’doonsan xafada la yidha Gandarada katirsan magalaada Dirdaba. Ugu yaraan boqoolal qoys ah oo Somali ayaa ku xayiran xafada, melwalba waxa tagaan maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabka Somalida aad ayay naftood uu baqayaan.
Ila hada wax gurmad maa helin iyo maalin walba waxaa lagu haya weraar culus iyo xasuuq bahsaan, ayaga oo kuqasban inay ka qaxaan guryahooda. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.