Warka nagasoo gaadhay degmada Barmil ayaa sheegaya dad shacaba oo xalay guryahooda lagala baxay isla markaana lageeyay xerada ciidanka Wayaanaha ee degmada kutaala.

 

  • Jaamac Idiris
  • Siyaad Xuseen

 

Ayaa kamida dadka xalay guryahooda lagala baxay. Inkasta ay jiraan dad badan oo xalay degmada lagu xidh xidhay, hadana waxaanan weli helin magacyadooda.

 

Ciidanka wayaanaha ayaa wada olole dhibaatayn ah oo ay ku beegsanayaan shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

 

Warkan iyo wixi kardo kala soco Halgan Media.