Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya inuu wiil shacab dhawaac xun garaay kadib markii uu dardaray gaari ay wateen ciidamada gumaysiga itoobiya.

Dad goobjoogayaaal ayaa idacaada Halgan Media uu xaqijiyaay in ciidamada falkan geystay ay yihiin ciidamada gumaysiga itoobiya ee ka howl-gallo gobolka Jarar lakiin sii sharci darro kusugan gudaha Ogadenia.

Lama garanayo sababta keentay in ciidamada itoobiya ay gaariga jiirsiiyaan wiilka Somalida oo wadaay bajaaj-ka. Ciidamada itoobiya ayaa marwalba tacadiyo iyo xasuuq bahsaan ku haayo shacabka Somalida Ogadenia oo waxba galabsaniin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.