Wararka ka imaanya Koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya in dad badaan lagu layaay degmada Tepi oo katirsan ismamuulka Shucuubta Koonfureed.

Dadka degaanka ayaa la hadlay idacaada VOA qaybta Amxarada iyo sheegay in ugu yaraan 10 qof la dilay kadib markii laba Qomiyad kudhaqaan degmada Tepi isku dhaceen.

Hogganka nabad geliyada u qabilsan degmada Tepi ayaa beeneyay warka kasoo baxaay idacaada VOA oo leh in 10 qof la dilay. Hogganka nabad geliyada ayaa sheegay in 5 qof kaliye la dilay iyo inay xalada degantagay kadib markii ay ciidamada amaanka dhexgalay dadka dagaalame.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.