Wararka nagasoo gadhaay magalaada Jigjiga ee xarunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu qar kamid xafaadaha kamid magalaada Jigjiga xabad laga maqlay xalay.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahaay ayaa idacaada Halgan Media u sheegay rabshada wuxuu yimiid kadib markii Askarta Somalida iyo ciidamada Xabashida Itoobiya isku dhaceen iyo labada Askarta Somaliyeed dhawaac xun loo geystaay.
Kadib waxaa xafaadaha kala duwaan ee magalaada Jigjiga laga maqlay rasaas xoggan lakiin lama ogow ciidi xabada ridaysaay. Sidoo kale hada xalaada waa degantahay siidi ay sheegan dadka kudhaqaan magalaada Jigjiga.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.