Jabhada Axmaraada ayaa maanta soo saaray Bayaan ay kahadlayaan xalaada Cakiraan oo ka tagaan Gumaysiga Itoobiya iyo rabshaada isbucdii hore ka dhacay magalaada Bahar Dar ee Xaruunta gobolka Gonder.
Sidoo kale Jabhada Ginbot 7 iyo qaar kamid ah
siyaasiyiinta Axmaraada ayaa Go’aamo adag kasoo saaraya sidii looga hor taagi lahay Dhibaatooyinka siyaasadeed ee soo noqnoqonaya Ismaamulka Axmaraada. Jabhada Ginbot 7 ayaa sheegay inay koox dana gar waato oo raabo inay QalQal giliyaan gobolka Axmaraada.
Jabhada Ginbot 7 ayaa ah Jabhada ugu wayn ee kadagaalanta woqooyiga Itoobiya, gaar ahaan Gobolka Axmaarada, sidoo kale Jabhada Ginbot 7 ayaa mudo dheer dagaal kula jirtay ciidanka Gumaysiga Itoobiya, waxayna Jabhadu hubka qaadatay kadib markii taliskii dhacay ee wayaanuhu uu cadaalad daro badan kagaystay Gobolka Axmaarada iyo guud ahaan Itoobiya.
Hoos Ka Akhris Bayaanka
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.